Joe Biden oo Aqalka cad ku qaabilaya Madaxweynihii ugu horeeyey ee Afrikaan ah

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu Aqalka Cad kula kulmo madaxweynaha Mareykanka Joe Biden. Uhuru ayaa booqasho labo maalmood ah ku joogaa Mareykanka, isagoo noqonaya madaxweynihii ugu horreeyay oo Afrikaan ah oo la kulmaya Joe Biden tan iyo markii xilka loo caleemo saaray. Mareykanka ayaa Kenya u arkaa saaxib muhiim marka ay … Continue reading Joe Biden oo Aqalka cad ku qaabilaya Madaxweynihii ugu horeeyey ee Afrikaan ah